VIDIEO: WARIYE BILE BAASTEY OO WAREYSI QIIMO LEH LA YEESHAY LAMAANAYAAL JACAYLKA IYO GUURKA WANAAGSAN U OLOLEEYA.

Sheekh Axmed Johari iyo Marwadiisa Ust: Hibo Cumar waa lamaane is qaba oo Carruur isu dhalay, waxay kunool yihiin magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska, waana dad u ololeeya arrimaha Jacaylka, Guurka Wanaagsan iyo Wanaajinta Xirriirka Qoyska.

Haddaba waxaan kula kulmay magaalada Bergen Caasimada labaad ee dalka Norway, waxaana ii suuragashay in aan wareysi dhinacyo badan taabanaya aan la yeesho, isla markaana Su’aalo maanka mucaashaqiinta isku cusub ee ku haminaya inay is-bartaan, kuwa guur doonka ah iyo waliba Qoysaska calafka iyo nasiibka isku yeeshay ay danaynayaan in looga jawaabo iyo jawaabo dhaxalgal ah ay ka bixiyeen:-

HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*