Shirka amniga Caasimada oo qodobo muhiim ah laga soo saaray.

0
28

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa muqdiho ayaa shir gudoominaayay shir looga hadlaayay arimaha amanka, kasi dardar galintiisa dhawaanahan ay socotay.

Shirkan ayaa saraakiisha ciidamada iyo madaxda gobalka ku falanqeeyeen amanka gud caasimada dalka.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa ku xigeenkiisa amniga iyo siyaasadda Maxamed Cabdullaahi Tuulax, taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed (Americo) iyo saraakiil kale.

Si kastaba waxaa soconaya kulamo amniga lagu dhiirigalinayo taasi oo keentay wax badan loga qabto aman daradii badneen ee ka jirtay caasimada muqdisho.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY