Shir caalami ah oo dhaqaale abuur leh oo muqdisho ka furmay.

Dowlda  Federal-ka Soomaaliya ayaa magalaada Muqdisho waxay  ka furtay shir weyne looga hadlayo istaraatijiyada hormarinta xoolaha Soomaaliya.

Kulankaan ayaa waxa  soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha waxaa daah furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaana ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowladda Federal-ka.

Kheyre oo shirka furay ayaa waxa uu shaaciyey in shirkaan ama kulanka uu yahay mid Somaliya u furi doona waa cusub.

Xuseen Maxamed Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha ayaa dhinaciisa xusayin shirkaan oo seddex cisho ka socon doona Muqdisho.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*