Shanta maamul goboleed ee dalka oo ka horjeestay qorshe uu qaade Wasiir Beyle.

Wasaaraddaha Maaliyadda maamul goboleedyad ayaa ku dhawaaqay in ay kasoo horjeeddaan Sharciga Canshuuraha oo Wasaaradda Soomaaliya ay horgeysay baarlamaanka Soomaaliya kadib Kulan ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*