Sarkaal sare oo caawa lagu toogtay magaalada Gaalkacyo.

Madaxii howgalada ciidamada isku dhafka gobolka Mudug khaliif Nuur Shiil ayaa goordhow  oo caawa ah lagu dhaawacay magalada Gaalkacyo xilli uu ka soo baxay salaada taraawiixda.

Sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug dhawaaca ayaa waxaa geystay koox hubeysan.

Ciidanka xasilinta gobolka Mudug ayaa si weyn uga qeyb qaatay xasilinta Magaalada Gaalkayo oo ammaan wanaagsaneyd bilihii ugu dambeeyay.

Ciidanka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ay ku raadinayaan kooxdii dhaawaca geysatay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*