Qadarta EEBE qofna haku nicin ilaa dunida waa wareegtee!. (Qiso xanuun badan) Qeybtii 56-aad.

Sidoo Kale Waxaa Lasheegay in Gabar Magaceeda la Helin ay Sixirkaasi Ka Caawisay Marxuumadda Taasoo aan ilaa Hadda Wargeysku Helin Magaceeda Laakiin uu Wariyaheena Xaafaddaas Nooga Soo Warama uu Soo Sheegay in Ku Raad Joogo.

Caasho Markii ay Warkaasi Dhiilada Xambaarsan ka Aqrisatay Wargeyska Aayaha Nolosha ayeey Go,aan Ku Qaadatay ineey u Baxsato Dalkaasi Kenyo Magaaladiisa Neyroobi.

…..Dhanka Kale Markii Lagaaray Abaaro 3:30 Galabnimo ayaa Marxuumadda Markii Janaasada lagu Dukaday Waxaa lagu Aasay Qabuuraha Barakaat oo Ku Yaala deegaanka gubta.

Markii Duugta laga Soo Laabteyna Reerka Waxa ay ku Tashadeen Maadaama Geeri Soo Gashay in Dib Loo Dhigo Arooska Ramlo oo Maalmihi Ugu Danbeeyayba Lagu Jiray diyaar Garowgiisa.

…Wali Reerka Gurigooda Waxaa Kusoo Qulqulaya Dad Ka Murugeysan Geerida Zamzam iyaga oona u Muuqda ineey Jecel yihiin ineey La Qeybsadaan Qoyska Muruguda iyo Xanuunka ay leedahay Geeridu…

La soco qeybta 57-aad.

Shabakada Somalibile Media
Xafiiska Magaalada Muqdisho
Email: somalibile@gmail.com
info@somalibile.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*