Qadarta EEBE qofna haku nicin ilaa dunida waa wareegtee!. (Qiso xanuun badan) Qeybtii 54-aad.

Waxa ayna iyada oo Meeshaa Taagan Go,aan Ku Qaadatay in Gabi,ahaanba Dalka isaga Cararto Mar Hadii Meeshaba Geeri Soo Gashay.

Bartii ayeeyna iyada oo Wajiga Qarsaneysa Kasoo Carartay…. Sida Qof La Daba Jooga oo Kale ayeey Minit Waliba Gadaal Eegeysay ilaa ay Hooygooda Ka Gaarto ilaa Horaa Loo Yiriye FAR IYO MEESHA BUGTA AA IS OG.

inanta Caasho Aheyd Jiif uma Yaalo oo Waxa ay is Dhaheysay Armaa Guriga Adoo Jiifa Laguu Soo Gargaraacaa, Habeenkuna Waxa uu Ahaa Mid aad ugu Dheer, Xataa Shanqar Yar Hadii ay Dhagaheeda Soo Gaaraan Waa ay Boodeysay iyada oo Wadnaha Farta ku Heysa oo Oraneysa ” Alla Miyaa Lasoo Galay” ” Alla Miyaa Lasoo Galay….kkkkkkkkk inantu Danbigey Gashay Badanaa!!!!!.

….. Aaheey ….Aaheey Danbiyada ay Gashay Ayaa Ciiddaa Ka Badan, Laakiin Geerida Zamzam Ayaa Noqoneysa Qofkii ugu Horeeyay ee u Geeriyoodo Kiis ay Caasho Ku Lug Leedahay.

Dhanka Kale Marxuumadda Zamzam Geerideeda Dhaqaatiir Loo Wacay Ayaa Xaqiijisay, oo Markani Ramlo iyo Hooyadeed Waa Quusteen…..

La soco qeybta 55-aad.

Shabakada Somalibile Media
Xafiiska Magaalada Muqdisho
Email: somalibile@gmail.com
info@somalibile.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*