Puntland oo hambalyo iyo bogaadin u dirtay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Jubaland.

Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo.

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtoyadda Puntland ayaa hambalyo loogu diray Guddoonka cusub ee Jubbaland waxaana ay sheegeen in ay si wanaagsan ula shaqeyn doonaan.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA:-

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*