Home Warar Macoow Xalane oo ku dhintay dagaal ka dhacay Baladweyne

Macoow Xalane oo ku dhintay dagaal ka dhacay Baladweyne

20
0

Taliyihii qeybta Boliska G/Hiiraan Maxamed ayaa lagu waramayaa in uu ku geeriyooday Dagaalka ka socda Kalabeyr.

Dagaalkaas ayaa lasoo sheegayaa in uu u dhaxeeyo Ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo Gudoomiyihii Xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here