Macalimuu “Xukumadda Kheyre ee hadda jirta waa tii ugu qalifsaneyd ee abid soo marta Saxaafadda Soomaaliya”.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa si kulul u Cambaareeyey xarig todobaad ka hor magaalada Muqdisho loogu geystey Wariye Nuur Ismaaciil Sheekh.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*