Maamulka Somalibile Online oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaya Ciidul-Adxaa

0
20

Maamulka iyo howlwadeenadda kala duwan ee shabakadda caalamiga ah ee Somalibile.com ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Adxaa u diray dhamaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan si gaar ahaaneed Ummadda Soomaaliyeed maadaama beri ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Guud ahaan Umadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka Caalamka iyo Gobolada dalka ayaa si weyn ugu diyaar garoobaya in berri ay u dabaaldegaan farxada maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Malaayiin Xujey ah oo sanadkan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa maanta waxa ay istaageen Banka Carafo kadib markii ay soo guteen Acmaasha Xajka.

 

LEAVE A REPLY