kenya oo xiratay xuduudda ay la leedahay wadankeena Somalia

 

War ka soo baxay dowlada Kenya ayaa sheegaya in ay xiratay xuduudii ay la  laheyd wadankeena Somalia.

Kenya ayaa sheegtay in ay joojisay gabi ahaanba ganacsigii ay la lahyd wadanka Somalia oo maalmihi u danbeeyay uu kula dhaxeeyay khilaaf dhinaca bada ah.

Sarkaal u hadlay Booliiska ayaa cadeyay in la xiray xaduudkii Kenya ay la lahyd Somalia.

Dadka ku nool Lamu ayaa waxa booliiska ay ku war galiyeen in aan wax ganacsi ah lala sameyn Karin wadanka Somalia..

Dadka ku nool Lamu ayaa sidoo kale laga mamnuucay inay waxa ganacsi ah la sameeyaan Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*