Home Warar Galmudug oo beenisay in raaftay Digil iyo mirifle

Galmudug oo beenisay in raaftay Digil iyo mirifle

20
0

Madaxa xukuumada Galmudug oo iska beeniyey  war ku sabsan digil iyo mirifle oo lagu amray in ay ka baxaan gobalka.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa idaacadaha iyo baraha bulshada waxaa hareeyay war ku saabsan in dadka ka soo jeeda gobalada Konfur galbeed in ay isa soo diiwaan galiyaan.

Qaar ka mida ah ayaa fasiraado kala duwan ka bixiyey warkasi iyagoo ka dhigay in lagu amray dadka ka soo jeedo koonfur galbeed in ay ka baxaan gobalka taasi uu sheekhu beeniyey.

Dhawaan ayaa waxa ciidaamad galmudug waxa ay qabteen nin ka soo jeeda degaanadasi oo la sheegay in uu isku qarxin rabay madaaxda maamulkasi taasi oo keentay

Si kastaba madaxa xukumada ayaa shaaciyey in wararka shegaya midab takoor uusan ka jirin Gobalka Galgaduud iyo deeganada maamulkaasi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here