DAAWO: Xildhibaan Fiqi oo kashifay sir ku saabsan is-casilaadii Jawaari.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka garabkii taageersanaa Guddoomiyihii is-casilay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan sababihii uu isku casilay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Mudane Fiqi waxa uu si qoto dheer uga hadlay waxyaabaha ay ka ogyihiin is-casilaada Guddoomiye Jawaari, isagoo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ku eedeeyey in isaga iyo xukuumadiisuba isku dayeen burburinta golaha Shacabka, hase yeeshee Guddoomiye Jawaari uu qaranka bad-baaday sida uu yiri Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay doorkii uu Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo uu ku lahaa is-casilaada Guddoomiye Jawaari.

HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*