DAAWO: Warbixin ku saabsan Masaajidka Towfiiq Islamic Senter magaalada Oslo ee dalka Norway.

0
63

Wariye Salaad Xuseen Maxamuud (Salaad-Daacad) oo ka mid ah suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa dhawaan waxaa u suuragashay in uu booqdo qeybaha uu ka kooban yahay masjidka Towfiiq Islamic Senter oo ah kan ugu weyn oo jaaliyadda Soomaaliyeed ku leedahay dalkaasi, isla markaana bulshada la wadaago xaaladda dhabta ah ee Masaajidkaasi.

HADDABA HALKAN HOOSE KA DAAWO.

LEAVE A REPLY