Home Ciyaaro DAAWO VIDEO: Bayern Munich oo dhulka ku jiiday Chelsea.

DAAWO VIDEO: Bayern Munich oo dhulka ku jiiday Chelsea.

5
0

Kooxda Bayern Munich oo baryahaan guul darooyin ku bilaabatay is diyaarinteeda xilli ciyaareedka cusub ayay maanta boorka isjaftay waxayna 3 – 2 ku garaacday kooxda horyaalnimada England, iyadoo uu kulanka qeybtii danbe lasoo galiyey ninka 70 milyan ay kusoo iibsadeen ee Morata.

HADABA HOOS KA DAAWO GOOS GOOSKA:

Shabakada Somalibile Media
Xafiiska Magaalada Muqdisho
Email: somalibile@gmail.com
info@somalibile.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here