DAAWO: Dood adag oo dhexmartay xildhibaanada mooshinka wada iyo kuwa diidan.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaa oo kala taageersan Guddoomiye Mursal iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dood kulul waxay ku dhexmartay barnaamijak dood wadaag ee ka baxa Taleefishinka Universal oo ay ka qeyb galeen waxaana doodaasi ay bannaanka keentay waxyaabo badan oo bulshada inteeda kale ka qarsoonaa.

Haddaba xildhibaanada doodan adag dhexmartay waxay salka ku heysay mooshinkii Madaxweyne Farmaajo, waxayna mudanayaasha ka qeyb galay kala ahaayeen Xildhibaan Bidhaan, Xildhibaan Goodax Barre, Xildhibaan C/fataax iyo Xildhibaan C/laahi Maxamed Nuur, halka dadweyne badan ay goobjoog u ahaayeen doodaasi.

QEYBTA HOOSE KA DAAWO DOODA DHEXMARTAY XILDHIBAANADDA:

  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*