C/weli muudeey oo soo gaaray Muqdisho iyo soo dhaweyn weyn loo sameeyay.

 

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha barlamaanka c/weli  muudeey ayaa saaaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib maalmihii u danbeeyay warar soo baxayay ay sheegayeen in mooshin ka dhan ah uu yaalo suuqa.

Dhoola tus xoog leh ayuu saaka soo bandhigay Muudeey oo ah nin barlamaanka saxiibo badan ku dhex hel, iyadoo la arkayay sawriada qaar ka mid ah wasiiro ka tirsan dowlada oo soo dhaweynya.

Muudeey ayaa sawiradaa waxaa ay muujinyan  isaga aad u faraxsan soo dhaweynta aay u sameynayaan qaar ka mid ah xildhibaanada iyo wasiiro ka tirsan xukuumada.

Warar maalmihii u danbeyay lagu qorayay warbaahinta ayaa sheegaya in uu jiro mooshin ka dhan ah ku xigeenka kowaad laakiin soo dhaweynta ayaa u muuqata mid ka duwan wararka mooshinka.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*