C/raxmaan “Sanad kadib dowladda mar kale ayay weerar igu soo qaaday…”.

Hogaamiyaha xisbiga wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay kullan baroor diiq ah oo uu doonayay inuu u sameeyo qaar ka mid ah ilaaladiisa oo ay dileen Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya hase yeeshee is hortaag lagu sameeyey.

C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyey mar kale hogaanka dowladda gaar ahaan Farmaajo iyo Kheyre inay talo ahaan dalka u horseedayaan meel xun haddii buu yiri aan wax laga qaban sida ay wax u wadaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA FARIINTA SIYAASIGA.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*