Wareysiyo

WAREYSI:- CUMAR HAYBAD FANAAN, ABWAAN, LAXAMIISTE IYO HEESAABA WAA YAHAY.

Fanaanka aadka loo jecelyahay ee Codka Macaan Cumar Ismaaciil Maxamed (Cumar Haybad) oo sidoo kale ah laxamiiste iyo Waliba Abwaan Tiriya Miraha heesaha ayaa Heesihii uu sameeyey Waxaa kamid ahaa heestan. Sida hogol da’aysiyo Meel roob Ku hooroo Haradii biyowdiyo Hodankiiyo barwaaqada Dhulka dooggu hagac yiri Oo horweynka geeluna Hoobaanta lulatiyo Ka hirqaday caleentii Barbaartuna habeenkii Hees iyo cayaar iyo ...

Read More »

SAWIRO: Golaha wasiirada cusub oo kulan lama filaan ah ku yeeshay Muqdisho & qodobo kasoo baxay.

    Waxaan galabta kulan deg deg ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel SYL ku yeeshay inta badan golaha wasiirada oo qaarkood maanta ay soo gaareyn Caasimadda Soomaaliya. Kulankaan ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa sidii ay wasiirada ugu wadahadli lahaayeen kulanka berri codka kalsoonida loogu qaadi doono marka la horgeeyo Baarlamaanka Soomaaliya, waxayna iska wareysanayaan sida ay codka kalsoonida u heli karaan. ...

Read More »

WAREYSI: Guddiga Abaaraha Bergen oo lacagtii ugu badneed u diray dadka ku dhibaateysan Soomaaliya.

Guddiga Abaaraha Soomaalida gobolka Hordaland gaar ahaan Magaalada Bergen oo iyagu  u xilsaarnaa arrimaha Abaaraha waxay soo uruuriyeen lacago loogu talagalay in la gaarsiiyo walaalahooda Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalka gudihiisa, waxayna direen lacagtii ugu badneed abid. Lacagta shalay la diray oo dhameed 100,000 Kron (BOQOL KUN OO KRON) oo ah lacagta dalka Norwey isla markaana Doollar ahaan u dhigantay 11364$ (TOBAN IYO KOW ...

Read More »

Weerar Ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay meel ku dhow agagaarka tiyaatarka.

  Weerar Ismiidaamin ah ayaa waxaa uu goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Somalia, iyadoona qaraxan uu ka dhashay gaari caasi ahaa oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Gaarigan, ayaa waxaa uu ku qarxay afaafka hore Xaruntii Golaha Murtida iyo Madadaalada ee National Theatre, oo kaabiga ku haysa Aqalka Madaxtooyada. Gaariga Ismiidaaminta lagu fuliyay ayaa ka imaaday dhanka Isgooyska ...

Read More »

WAREYSI. Xildhibaan Baashe Muuse oo soo dhaweeyay guushii Jawaari.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Norwey  ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaan Baashe Muuse oo ka tirsan golaha degaanka ee Oslo ayaa  u hambalyeeyey Mudane Jawaari oo markii 2-Labaad  ku guuleysto hoggaaminta golaha shacabka Soomaaliya. Baasha ayaa sheegay in Jawaari oo ka mid ahaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Norwey ...

Read More »