Warar

Mahad Abiib oo loo bandhigay inuu qaad ku iibiyo Grønland ama uu galo Kaam.

Sida lagu baahiyey TV2 Mahad Abiib oo dhawaan dowladda Norwey sharicigii kala laabtay ayaa shaaca ka qaaday in loo soo bandhigay laba doorasho, kuwaa oo sida uu tilmaamay layaab ku noqotay. Mahad Abiib oo wax laga weydiiyey qorshaha mustaqbalkiisa iyo xaalada uu hadda ku sugan yahay kagadaal markii  maxkamada ay go’aan ka gaartay, in kastoo qareenkiisu uu sheegay inay racfaan ...

Read More »

Amita Bachchan oo ka murugeysan Geerida Aabaha Aishwarya.

Aktarka weyn ee Amitabh Bachchan ayaa sheegay inuu ka murugeysan yahay Geerida ku timad Aabaha gabadha uu sodohda u yahay ee Aishwarya Rai Bachchan. Aabaha Aktarada oo layu magacabo Krishnaraj ayaa geeriyooday. Krishnaraj, ayaa ku geeriyooday 18-ka bishan cisbitaalka Lilavati ee magaalada Mumbia. Duugtiisa waxaa ka soo qeyb galay Aktaro badan sida Shah Rukh Khan, Simi Garewal, Sanjay Leela Bhansali, ...

Read More »

Madax shub  mise macmacaan iyo xan.

W/D/ Saalax Nuur Cali (Saalax dheere): Dhaqan roga  yimid kuma eka meelo gaar ah ee  waxa uu gudaha u galay ama ku mil may meelo badan oo aan laga fileyn taasi oo marka kuugu horeysa keeneysa amakaak . akhristoow hadaad ogeyn marka laga joogo somalia Madax shub ,Abay abaay taas oo la  sameyn jiray inta ay hablaha isu yimaadaan oo bun ...

Read More »

Soomaaliya oo ka mid noqotay shanta dal ee Afrika ugu farxada badan.

Warbixin ay Qaramada Midoobay maalgelisay ayaa muujinaysa in Soomaaliya ay ka mid tahay shanta waddan Afrika dadka ku nooli ay ugu farxad badanyihiin qaaradda. Waxaa sidoo kale shantaasi dal ka mid ah Algeria, Mauritius, Libya iyo Morocco. Baarayaasha diyaariyey warbixintan ayaa waxa ay darseen 155 dal, waxayna sheegeen in dadka ugu liita dhinaca farxada qaaradda Afrika in ay ku nool ...

Read More »

In ka badan 25-ruux oo gaajo ugu geeriyootay deegaano ka tirsan Jubaland.

Guddiga Gurmadka Abaaraha Jubaland oo sheegay in gobollada Jubbada Dhexe iyo Gedo ay ugu geeriyoodeen ku dhawaad 30 qof Abaarta iyo macluusha halkaasi kajirta. Deegaannada laga sheegayo Abaaraha daran oo ay dadka ugu geeriyoodeen macluusha ayaa waxaa ka mid ah Salagle, Saakow, Bu’aale Garbahaarey iyo deegaano kale oo ka wada tirsan Jubbaland. Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ...

Read More »

Waraaqo digniin ka dhan ah ganacsatada Suuq khaliifa oo lagu daadiyey Bakaaraha.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya warqado digniin ah lagu daadiyey suuqa weyn ee Bakaaraha. Sida wararku sheegayaan warqadahan digniinta ah ayaa lagu arkay qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha, taasoo walaac fara badan ku abuurtay ganacsatada gaar ahaan kuwa mehnadaha ganacsi ku leh suuq khaliifa oo dhawaan dab xoogan baabi’iyey. Hadal heynta ugu badan suuqa bakaaraha ee ...

Read More »

Waan Is Jecel nahay haddana ma is fahano!!! (Waxaa Qoray: Bile Baastey).

Marka laga hadlayo Arrimaha Jacaylka aad ayay u fara badan yihiin Mowduucyadooda kala duwan waana bad-weyn Muujaduhuna ay hadba heer gaaraan taasoo sababi karta in qofka Bad-weyntaasi bartanka kaga dhacaa inuu ku hafto biyahaasi iyo Hirarka waa weyn. Haddaba haddii aan u soo daadago Nuxurka Qormadan aan maanta kaga hadlayo Lamaanayaasha Is jecel ee haddana aan Is fahmin ayaa ah ...

Read More »

AMRAN ”Soo galootiga waan ka xotee adna ka xogo” (Qalinkii Bile Baastey).

Bur-burkii kadib waxaa dhacay kala firxad aan caadi ahayn maadaama dalkeenii Hooyo aanan ka jirin wax Dowladd iyo Nidaam ah, waxaana taasi laga dhaxley arrimo fara badan haba ugu badnaadeen dhanka Qasaaraha. Qormadan ayaan ku eegayaa dhaqan Xumo soo wajahday Dumarka Soomaaliyeed qaarkii kuwaa oo qurbaha ku kacay falal aanan ogoleyn dhaqamada wanaagsan Shareecada Diinta Islaamkana ku ah Dembi weyn. ...

Read More »

Ciyaaryahan Soomaaliyeed oo da’yar ayaa kasoo muuqday dalka Norwey.

Xasan Cusmaan Xasan (Xasan Gurle) waa Ciyaar-yahan da’yar Soomaaliyeed, Degan Magaalada Bergen ee Dalka Norwey, Xasan Gurle wuxuu ku dhashay Magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose. Ciyaar-yahankan Da’da yar Soomaaliyeed oo runtii la oran karo waa Mucjiso ka soo muuqday Kubada cagta ayaa u ciyaara Kooxda Varegg FC oo ka dhisan Magaalada Bergen Caasimada labaad ee dalka Norwey. Dadka daraaseeya Arrimaha ...

Read More »

(Maqaal): Bile Baastey: Fariidnimada reer Oslo iyo fadhiidnimada jaaliyada Bergen.

Magaalooyinka dalka Norwey, waxa ay leeyihiin hogaan jaaliyadeed kuwaa oo lagu soo doorto doorasho bulshadu ay codkooda siiyaan hadba cidii ay u arkaan inay wax ka qaban karaan baahiyooyinka kala duwan ee jaaliyada magaaladaasi.   Waxaana baahiyaas kamid ah wacyigelinta, dhibaatooyinka soo wajaha qoysaska, dadka aan sharciyada heysan oo laga caawiyo sidii ay Looyaro ku heli lahaayeen, isbadalada siyaasadeed ee ...

Read More »