Warar

Maamul ka mid ah Soomaaliya oo la sheegay in Viiso lagu galaayo.

Mid ka mid ah maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in wixii maanta ka dambeeya deegaanada maamulkaasi lagu soo gali karo oo kaliya Viso cid kasta oo dooneysa inay deegaanada maamulkaasi gaarto. Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ah Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga ee maamulka Puntland ayaa shaaciyey in deegaanada maamulkaasi lagu gali doono Viiso, wixi hadda ka dambeeyana ...

Read More »

Saldhig AMISOM ay ku leeyihiin ceelasha biyaha oo la weeraray.

Xoogaga hubeysan ee al-shabaab ayaa weerar culus oo dhowr jiho ah ku qaaday fariisin ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka ceelasha biyaha oo dhaca duleedka magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayaan weerarka ayaa ka dhacay Xaafada Arbacow kana tirsan ceelasha biyaha, halkaasoo saldhig ciidan ay ku leeyihiin ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Weerarka ayaa ku bilowday garneelo lagu tuuray saldhiga kadibna ...

Read More »

Xildhibaan Fiqi “Galmudug haka tashato kuwii kala qeybiyey…”.

War qoraal ah oo goordhow boggiisa facebooka gaarka ah uu soo dhigay xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayuu si qoto dheer kaga hadlay bayaan ka soo baxay wasaaradda Arrimaha guddaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kuna aadan doorashooyinka maamulka Galmudug oo muddooyinkii dambe la isku hayay. Bisayl iyo Cayriin waxa u dhexeeya waa yac-yacood sida warqadda wasaaradda baagamuudada ah ee Arrimaha ...

Read More »

Shirka amniga Caasimada oo qodobo muhiim ah laga soo saaray.

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa muqdiho ayaa shir gudoominaayay shir looga hadlaayay arimaha amanka, kasi dardar galintiisa dhawaanahan ay socotay. Shirkan ayaa saraakiisha ciidamada iyo madaxda gobalka ku falanqeeyeen amanka gud caasimada dalka. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa ku xigeenkiisa amniga iyo siyaasadda Maxamed Cabdullaahi Tuulax, taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed (Americo) iyo saraakiil kale. Si ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in ay raali ka tahay dadka magangeliyo doonka ah in la soo celiyo.

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo xalay casho sharaf loogu sameeyay magaalada Oslo ee cariga dalka Norway ayaa si cad oo aan ka ganbasho lahayn u xaqiijiyey in ay soo dhaweynayaan Soomaalida lagu soo celinayo dalki hooyo. Cashada kadib oo wasiirka ay Soomalida su’aalo ka weydiiyeen arrimo la xarriira xaga sharciga iyo dib u celinta oo lagu jahwareersanaa ...

Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeey geerida Sangub.

Madaxweynaha Somalia Maxamed cabdulahi Farmajo ayaa tacsi u diray ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday abwaanka caanka ah maxamuud cabdulahi sangub. Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Addis Ababa. “Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan murugada iyo tiiraanyada la qaybsanayaa dhammaan ...

Read More »

Abwaaan Sangub oo geeriyooday.

Abwaan Abwaan Xirsi Dhuux Max’ed ayaa Geerida abwaanka sangub u xaqiijiyey warbahinta. Abwaan Sangub ayaa  oo mudooyinkan la xanuunsanaa cuduro kala duwan oo soo wajahay isagoo isbitaal ugu jiray mudo dheer. Ugu danbeyntii wuxuu subaxnimadii hore ee saaka ku dhintay mid ka mid ah isbitaalada magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya halkaas oo arrimo caafimaad loo geeyey, kadib markii dowladda ...

Read More »

Shir caalami ah oo dhaqaale abuur leh oo muqdisho ka furmay.

Dowlda  Federal-ka Soomaaliya ayaa magalaada Muqdisho waxay  ka furtay shir weyne looga hadlayo istaraatijiyada hormarinta xoolaha Soomaaliya. Kulankaan ayaa waxa  soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha waxaa daah furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaana ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowladda Federal-ka. Kheyre oo shirka furay ayaa waxa uu shaaciyey in shirkaan ama kulanka uu yahay mid ...

Read More »

Askar Somaliland ayaa israsaaseeyay.

Labo askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland ayaa israaaaseyn isku huwiyey xafada Maxamed Mooge. Israsaaseynta ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac, mid ka mid ah askarta ayaa geeriyooday halka kan kale uu ka baxsaday goobta. Goob joogayaal ayaa sheegay in Askarta ay isku haysteen dhul loo qaybiyey ciidamada  oo ku yaala xaafada  Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Ciidanka Booliska Somaliland ayaan ...

Read More »

Maxamed Mursi oo ku dhintay maxkamad ku taala magaalada Qaahira.

Warar kala duwan oo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya geerida Madaxweyinihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi oo maanta ku nafbaxay maxkamad ku taala magaalada Qaahira ee dalkaasi Masar. Sida lagu baahiyey qaar ka mid ah wargeysyada isla markaana laga baahiyey Tv-yada dalka Masar in madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Mursi uu ku dhintay maxkamad ku taala Magaalada Qaahira ...

Read More »