Sheekooyin

Damqashada iyo Xanuunka uu reebay Tacadigii Marxuumad Caasha Ilyaas Aadan

Damqashada iyo xannuunka aan la qiyaasi karin ee aan ka damqaday dilka foosha xun, axmaqnimada iyo bahalnimada ah ee lagula kacay marxuumad Caasha Ilyaas Adan-sida magaceeda aan ka dhiigtay illo wareedyo kala duwan- waxan la wadadgayaa lana qabaa dad badan oo soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan uga falceliyay. Waxan sidoo kale xannuunka iyo murragadaba la qaybsanayaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ...

Read More »

Haweenay guurka ka dooratay dhaqashada dibbigan

Gabadha lagu magacaabo Selverani Kanagarasu oo u dhalatay dalka Hindiya, ahna 48 jir waligeed ma aysan guursanin, waxayna guurka ka xulatay daryeelka dibbi ka qeybqaata tartanka hardida ee ka dhaca gobolka ay ku nooshahay ee Tamil Nadu. Gobolkan waxaa ka jira caaddo qarniyo jirsatay oo lagu tartamayo dibbiyada, kuwaas oo rag badan ay ku loolamaan in ay gacanta ku dhigaan ...

Read More »

Nin Beeraleey Afrikan ah oo abaal marin qaali ah ka helay shirkadda Facebook

Noah Nasiali  oo ah Nin Beeraley ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa noqday ninka kaliya ee Afrika kasoo jeeda ee abaal marintan ku guuleestay, waxa uuna ninkan sameestay bog Facebook-ga ah oo lagu magacaabo ‘Africa Farmers Club. Barta uu Facebook ka sameeyay ayaa ka caawisa beeraleyda qaaradda Afrika sidii ay u heli lahaayeen xog ku saabsan beeraha taasoo saameyn wanaagsan ...

Read More »

DHIBKII AAN KA SOO MAREY XAMAR BARASHADIISII?!!!.

Odey Warsame oo Muqdisho soo galey 1965tii ayaa iiga Sheekeeyey Qisadan1997dii (Sheeko Xiiso badan). Warsame oo Noloshii yaraantiisii baadiye ku soo qaatey ayaa hadalka ku bilaabey. ” Waxaan kor ka soo raacay mid kamid ah dhowr baabuur oo Muqdisho Dhuxul u wadey kaas oo ay Hooyadey igala soo dardaarantey in darawalku i geeyo Xaafada Boon-dheere oo uu Caan ka ahaa ...

Read More »

XUSUUSAHA IGU SOO DHACAYA (QORMO XIISO LEH).

Nin dhalinyaro ah ayaa u tagey Odey aad ugu dheeraa Saadaalinta wax walba oo uu sheegana ay u dhici jireen sida uu u Sheego, waxa uuna Weydiiyey Su,aalahan. “Waxa aad ii sheegtaa Taajir iyo Faqiir midka aan noqonayo, Jano iyo Cadaab midka aan galayo iyo goorta aan Dhimanayo?”. Odaygii ayaa waxa uu ugu Jawaabey “anigu ma sheegi karo oo illahey ...

Read More »

QUUSTAA MA QUUTO! (WAXAA QORAY SHAAFICI ROORAAYE).

Waa maalin axad ah taariikhduna ay ku beegan tahay 1 Ogosto 2027 ka, waxaan ku sugnahay dhisme dheer oo 300 oo biyaano ka kooban oo ku yaala agagaarka deegaanka Jaziira. Waa xarunta Ganacsiga aduunka, waxay cidhifka ku haysa madaxtooyada qaranka oo 8 sano ka hor sanadii 2019kii laga soo raray xaruntii hore ee bartamaha Magaalada muqdisho, sababo la xariira cariiri ...

Read More »

Shaki baa asaagii ka reebay (Isaga iyo iyada maxaa dhexmaray!!!).

Ma aheyn Nin si saani ah wax u miisaami karo oo waxaa ka awood bataa Cudurka shakiga ee galaaftay maskaxdiisa, waxaad arkeysa isagoo maalin walba weydiinaya talooyin dad ka badan tobaneeyo, hadana sidaa oo ay tahay kuma qanco dadkaas oo waxa uu hoygiisa dib ugu laabtaa (u hoyaada) isaga oo cudurkii shakiga ahaa uu hareeyay maskaxdiisa. Ninkii nuucaa ahaa ayey ...

Read More »

Maxaad ka xasuusataa Qorayaashii soo maray Wargeyska Aayaha Nolosha? (Qalinka Xaaji Tahriib).

Iyada oo Bishan october ee aynu Ku Jirno 28 Keeda Maanta oo Kale ay Ku Beegan Tahay Kolkii Dhidibada Loo Aasay Wargeyskii ugu Horeeyay ee Ka Faalooda Arimaha Qoyska Nabadda iyo Jaceylka Kaasoo Kasoo Bixi Jiray Gudaha Dalka Soomaliya, Waxaana ay Xaruntiisu ay Aheyd Magaalada Muqdisho. Hadaba Qorayaashaas oo Ahaa Kuwa Ku Xeeldheer Qoridda Macluumaadka Kusaabsan Arimaha Bulshada Sida:- 1-Wararka ...

Read More »

Qadarta EEBE qofna haku nicin ilaa dunida waa wareegtee!. (Qiso xanuun badan) Qeybtii 60-aad.

Dhanka Kale Labada Reerood ee Ramlo iyo Dr Maxamuud Waxa ay Ku Jiraan Diyaar Garow iyo Aroos u Digid, Arooskooda Waxaa ay ugu Talo Galeen ineey ku Dhigaan Mid Kamid ah Hoteelada ugu Quruxda Badan Magaalada muqdisho. Alaabada Fadhiga iyo Jiifka Waxaa lagu Qarash Gareeyay 2500 Doolar, Xafladda Arooska uu Hotelka Kadhacayo Waxaa Loo Qoondeeyay 2000 Doolar, Meherka Waxa ay ...

Read More »

Qadarta EEBE qofna haku nicin ilaa dunida waa wareegtee!. (Qiso xanuun badan) Qeybtii 59-aad.

Maalmo Kadib Caasho Carab Dheer iyo Kooxdii ay Wada Socdeen Waxa ay Gaareen Dalka liibiya, Balse Nasiib Xumo Waxa ay Gacanta u Galeen Magafaha Caanka Ka ah Dalka Liibiya Kasoo Gabigoodba Qol Ku Xirtay una Sheegay inuu Kalyaha Kala Baxayo Qofkii Reerkiisa aysan Soo Dhiibin Lacag Gaareysa 8000 Doolar. Maalmihii Horeba Waxaa Gadigood Lagu Bilaabay Garaac, Biyo Qaboow oo Lagu ...

Read More »