Muuqaalo

DAAWO VIDEO: Riwaayad laga sameeyey damaca Jawaari.

Riwaayad qosol iyo yaab badan ayaa laga sameeyey mooshinka wasiiradda Cusub ee Guddoomiyaha golaha shacabka Prof: Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).   HALKAN HOOSE KA DAAWO. Shabakada Somalibile Media Xafiiska Muqdisho info@somalibile.com

Read More »

VIDEO: Beesha Galmaax Yoonis oo digniin culus u dirtay Farmaajo iyo Kheyre.

Kadib kulan maanta ay isugu yimaadeen Odayaasha, Culumaa’udiinta iyo qeybaha kale Bulshada ee Beesha Galmaax oo ka mid ah beelaha mudulood ayaa ka hadlay habka awood qeybsiga beelaha Soomaaliyeed ee Xukuumada dhawaan uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo masiirka Maamulka Gobolka Banaadir. Gaba gabadii kullankan ayaa laga soo saaray baaq ku socday Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ...

Read More »