Muuqaalo

VEDIO: Wasiirka Socdaalka Canada oo fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed ee Qaxootiga ah.

Wasiirka Socdaalka Canadda Axmed Xuseen ayaa wareysi gaar ah ee uu siiyey TV-ga Universal ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin qaabkii ay ugu suuragashay inuu xilkaas ka qabto dalkaas. Mr. Axmed Xuseen ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay noloshiisa gaar ahaaneed iyo sidii uu Canada ku tagay. Wasiirka socdaalka Canada Axmed Xuseen ...

Read More »

DAAWO VEDIO: Hooyo iyo gabadheedii oo 14-sano kadib dib u kulmay.

Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Burca ee maamulka Somaliland ayaa dib ula kulantay hal gabar oo ay ifka ka heysatay taa oo ay kala maqnaayeen muddo 14-sanadood ah. Dhacdadan oo si aad ah looga hadal hayo magaalada Burco ayaa warbixin ku saabsan Hooyada iyo gabadheedii dib u kulmay 14-sano kadib halkan hoose ka daawo warbixinta oo dhameestiran. Shabakada Somalibile ...

Read More »

DAAWO: Laba wiil dhalinyaro ah oo hees si baashaal ah isaga qaadeen oo caan ka noqotay Norway.

Hakeem iyo Temur oo ah laba wiil dhalinyaro ah isla markaana 19 jir ah kuna nool magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa hees ay si baashaal u sameeyeen u noqtay mid caan ah oo shaac baxday, taasoo kaalinta koowaad ka gashay idaacadaha dalkaasi. Dhalinyarada Fanka jeclaa ayaa ku  baashaali jiray studio ku yaal Oslo ka hor inta aysan caan ku ...

Read More »

DAAWO VIDEO: “Yuusuf Garaad diblumaasi ma’aha, Mahad Abiib iyo reer Norway gef ayuu ka galay…”.

“Ugu horeyn Yuusuf Garaad Diblumaasi ma’ahan, Yuusuf Garaad waxa uu ahaa Wariye qof kasto wuu yaqaan, waa rug cadaa saxaafadeed, laakiin Diblumaasi ma’ahan, Diblumaasi waa wax la barto dhankaasna Ziiro ayuu ka yahay ummana qalmo xilka wasaaradda Arrimaha Dibadda…qofkii muran ka qabana haka soo hadlo…”. Shabakada Somalibile Media Xafiiska Magaalada Muqdisho Email: somalibile@gmail.com info@somalibile.com

Read More »

DAAWO: Fanaanka Dalmar Yare oo dhigtay aroos hadal heyn badan dhaliyey.

Fanaanka sida aadka ah loo xiiseeyo isla markaana shacbiyada badan leh Dalmar Yare, ayaa isbuucii lasoo dhaafay dhigtay aroos si aad ah loo hadal haayo, kaasoo nuuciisa aan waayadaan qof Soomaali ah dhigan. Arooska Fananka oo ka dhacay Minnesota, Minneapolis ayaa waxaa kasoo qeyb galay Fanaaniin caan ah si aad ahna isugu dhowyihiin, kuwaasoo kala ah Farxiyo Kabayare,Mohamed Alta,Raxma Roos, ...

Read More »

DAAWO VIDEO: Fanaanada Laki Xaaji Waceys oo kashiftay sir ku saabsan Universal TV.

Laki Xaaji Waceys “Waxaa jira waxyaabo badan aan ogahay balse aan la aamusnaa in muddo ahi, TV-ga Universal waxaa loo furtay in lagula dagaalo hadba qofkii ay markaasi xurguf kala dhaxeyso….waxaa dhacda in dadka la isku diro….la bahdilo, maskaxda laga dhaawaco loona hanjabo….”. HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA OO DHAMEESTIRAN:  

Read More »

Ninka Nuucaan ahi maxaan ku tilmaami karnaa….!!?.

Markii uu fiidkii shaqada ka yimaado waxa uu qeylo ku furaa xaaskiisa oo maalintiyoo idil ku mashquulsaneyd howl maalmeedka guriga. Halkii salaam iyo reerka siduu ahaa leys xaal wareysan lahaa wuxuu ka bilaabaa imisa yaanyo ayaad maanta soo gaday, Bariiska ma kiiluu ahaa mise laba kilo, saliidda matii shalay hartay ayaad isticmaashay mise mid kalaad soo gaday, intaa iyo in ...

Read More »

DAAWO VIDEO NAXDIN LEH: Qareeno ka hadlay muuqaal laga duubay Soomaaligii lagu dilay Nayroobi.

Iyadoo maalintii shalay baraha bulshada lagu faafiyey muuqaal laga duubay Wiil Soomaali ah oo lagu dhex tooganayo bartanka magaalada Neyroobi ee dalka Kenya, ayaa waxaa dilalkaasi wuxuushnimada ah waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay qareeno ka tirsan dowladda Kenya. Dilalkaasi oo si jees jees ah u fuliyey ruux la sheegay inuu ka mid ahaa ciidamada dharcadka, waxaana la soo sheegayaa ...

Read More »

VIDEO+SAWIRO: Meydka Nin la weysanaa oo laga soo saaray Caloosha Jabiso liqday.

Maydka nin u dhashay dalka Indonesia oo la waayay ayaa laga helay caloosha jebiso liqday, Akbar oo ku noolaa jasiiradda Sulawesi, ayaa la waayay Axaddii sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska dalkaasi. Sarkaal ka tirsan booliska Indoneisa ayaa BBC-da u sheegay in intii lagu guda jiray baadigoobka ninkan 25 sano jirka ahaa, la arkay jebiso wayn oo ay ...

Read More »

DAAWO VIDEO: Gudiga Abaaraha Qaran oo u mahadceliyey Soomaalida Bergen.

Sheekh Nuur Baabuur Gurxan oo xubin sare ka ah Guddiga gurmadka Abaaraha Qaran ee Soomaaliya ayaa u mahadceliyey guddiga gurmadka Abaaraha wadanka Norwey gaar ahaan Magaalada Bergen ee gobolka Hordland. Sheekh  Nuur Baaruud Gurxan ayaa cadeeyey deeq lacageed oo gaaraysa USD 11364$ inay ka soo gaartay gudiga gurmadka abaaraha Soomaaliya ee Norwey gaar ahaan Magaalada Bergen ee gobolka Hordland. “Waxaa ...

Read More »