Muuqaalo

DAAWO: Deeq lacageed ka timid Jaaliyada Norway oo lagu wareejiyey Guddiga Gurmad Qaran.

Deeq lacageed ay iska soo uruuriyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan dalka Norway ayaa manta si rasmi ah loogu wareejiyey Guddiga Gurmad Qaran, si wax loogu qabto dadkii waxyeeladu ka soo gaartay musiibadii 14-ka October ee dadka badan ku geeriyoodeen. HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA. Shabakada Somalibile Media Xafiiska Magaalada Muqdisho Email: somalibile@gmail.com info@somalibile.com

Read More »

DAAWO VIDEO: Xaaladii ugu dambeysay qoys Soomaaliyeed oo baahi awgeed cows u cunay.

Iyadoo dhawaan ay soo ifbaxday qoys Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe abaar ba’an oo halkeysay awgeed quudka la cuno ka dhigtay cows-ka. Cabdi Hilowle Nuur waa aabaha qoyskan awoodi waayay inay cuno, biyo nadiif ah iyo hoywanaagsan ay ku noolaadan ay helaan, isagoo tilmaamay xaaskiisa inay ku jirto bilaha dambe maadaama ay tahay xaamilo, taasoo ...

Read More »

Maxay isu casishay wasiir Maryan Qaasim (Halkan ka daawo Xog-dhameestiran).

Wasiirkii gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim ayaa maanta shaacisay sababtii ay isaga casishay xilka, kadib markii ay maanta ku dhawaaqday go’aanka ay uga tagtay xilkii Wasiirnimo. HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA JAWAABTA AY BIXISAY. Shabakada Somalibile Media Xafiiska Magaalada Muqdisho Email: somalibile@gmail.com info@somalibile.com

Read More »

DAAWO: Qaraxyadii ka dhacay Hotel Naasa-Hablood 2 iyo Daljirka Daahsoon.

Laba Qarax oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa caawa fiidkii hore ka dhacay Hotel Naasa-Hablood 2 iyo nawaaxiga Daljirka Dahsoon, iyadoo ay sii kordhayaan qasaaraha dhimasho, dhaawac iyo midka hantiyadeed oo ay geesteen weeraradaasi. HALKAN HOOSE KA DAAWO: Shabakada Somalibile Media Xafiiska Magaalada Muqdisho Email: somalibile@gmail.com info@somalibile.com

Read More »

DAAWO: Muuqaal Lagu soo bandhigayo baaxadda qasaare iyo qeybaha ay kala ahaayeen dadkii ku shahiiday qaraxii Zoobe.

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Warbixin muuqaal ah oo ka hadleysa baaxada qasaaraha qaraxii 14kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayadoo warbixinta oo muuqaallo kala duwan ah aad kaga daalacan doontaan qeybaha ay dadku sida aadka ah ugu geeriyoodeen. Warbixintan Waxaa diyaariyey Agaasimaha SNTV Liibaan Cabdi Cali. HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA. Shabakada Somalibile ...

Read More »

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo isagoo oohinta ka socota ku dhawaaqay baroordiiq Qaran.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa isagoo Ilmada ay ka qubanayso ku dhawaaqay xaalad baroordiiq Qaran oo muddo saddex maalmood ah, kadib weerarkii wuxuushnimada ahaa ee ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Zoobe. HALKAN HOOSE KA DAAWO. https://youtu.be/2qUmepBaG4Y   Shabakada Somalibile Media Xafiiska Magaalada Muqdisho Email: somalibile@gmail.com info@somalibile.com  

Read More »

DAAWO VEDIO MUUQAAL NAAXDIN LEH: Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca marba marka ka sii dambeysa ay sii kordhayaan, waxaana wali socda gurmadka dadka ku waxyeeloobay qaraxaasi loo samaynayo. Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Wasiirka Amniga ayaa gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay, waxaana ciidamada qaar oo rasaas ridayay armeen inay xabaddaha joojiyaan, si ...

Read More »

Muuqaalkii ugu horeeyay Qalbi Dhagax oo isagoo jeebeesan laga soo duubey.

Waqti yar ka hor ayaa la soo dhigay baraha bulshada Kilib yar Video kaa oo muujinaya C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) isagoo ka xiran labada lugood iyo labadiisa gacmood isla markaana ku jira xabsi ilaalo xoogan laga hayo. Haddaba Kilibka Video-ka halkan hoose ka daawo.

Read More »

VEDIO: Farmaajo oo wareysi siiyay Talefishinka Qaranka ee SNTV.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta wasaaradda warfaafinta oo ay ku yaalaan Xarumaha Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV. Madaxweyne Farmaajo ayaa bixiyay wareysigii u horeeyay oo toos ah oo uu siiyo Telefishinka Qaranka, tan iyo markii uu xilka ku guuleystay. Waxaa uu sheegay in markii labaad ay tahay oo uu xarunta wasaaradda ...

Read More »

DAAWO: Maamulka Somaliland oo aqbalay kaniisad muddo 30-sano xirneyd.

  Haweeney Ajaaniib ah oo lagu magacaabo Marianne Vecchione ayaa ku dhawaaqday in Somaliland dib looga furay Kaniisad muddo 30 sano halkaas ku taallay oo ay ku cibaadeystaan dadka heysta Mad-habta Katooliga. Haweeneydan oo ka hadlaysay barnaamij looga hadlayay mutadawacnimada ayaa sheegtay in labo howleed ay u timid Hargeysa, sida inay furto Kaniisad iyo inay dadka si mutadawacnimo ugu adeegtay. ...

Read More »