Muuqaalo

Soomaalida kunool Norwey oo Kulan soo Dhaweyn ah u Sameeyey Xasan Kheyre (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galayaasha Munaasabadda u jeediyay khudbad dhinacyo baadan taabanaysa oo khuseysa xaaladda dalka, horumarrada la gaaray iyo rejada wanaagsan ee laga qabo in Soomaaliya ay mar kale cagadeeda isku taago, isaga oo u sheegay in looga baahanyahay bulshada Soomaaliyeed ee dalkaas in ay ka qayb qaataan horumarka dalka. Munaasabaddaan ballaaran ee lagu soo dhowaynayey Ra’iisul Wasaaraha, ...

Read More »

Nin iska soo tuuray dabaqa 3-aad masjidka xaramka maka al-mukarama.

Nin u dhashay dalka Faransiiska oo dhawaan soo islaamay ayaa la sheegay inuu xalay iska soo tuuray Dabaqa 3-aad ee Masjidka, xilli ay Kumanaan Muslimiin dawaafayeen. Shilkaasi ayaa la sheegay inuu dhacay abaarihii 09:29 daqiiqo ee Fiidnimaddii xalay, iyadoo Kameerooyinka Qarsoon laga arkay ninkaasi oo ka soo boodaya Xayndaabka Ammaanka igsaoo ooynaya. Qaar ka mid ah Warbaahinta Sacuduiga ayaa qoray ...

Read More »

VIDEO: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Shirkii Baydhabo.

Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ka furmay Shir ay isugu yimaadeen Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka, kaasi oo looga hadlayo arimo kala duwan. Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad ka jeediyay Shirkii ka furmay Caasimada KGM ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

DAAWO: Xildhibaan Fiqi oo kashifay sir ku saabsan is-casilaadii Jawaari.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka garabkii taageersanaa Guddoomiyihii is-casilay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan sababihii uu isku casilay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya. Mudane Fiqi waxa uu si qoto dheer uga hadlay waxyaabaha ay ka ogyihiin is-casilaada Guddoomiye Jawaari, isagoo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ku eedeeyey in isaga ...

Read More »

VIDEO: Xildhibaanadda dibada ku maqan oo loogu baaqay inay deg deg dalka ku soo galaan.

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ayaa goordhaw shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa fila Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey oo arima dhowr ah ka hadlay ayaa xildhibaanada  baarlamaanka ugu baaqay in ay si deg-deg ah u soo xaadiraan xarunta Baarlamaanka.  

Read More »

VIDEO: Senator Faroole oo si kulul uga hadlay dagaalka Tukaraq fariina u diray Gaas.

Senator C/raxmaan Maxamed Faroole ahaana madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay hoygiisa magaalada Garoowe ayaa si kulul uga hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Tukaraq, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in dagaalka la joojiyo. Halkan ka daawo shirka jaraa’id Senator Faroole.  Shabakada Somalibile Media Xafiiska Magaalada Muqdisho Email: somalibile@gmail.com info@somalibile.com

Read More »

Juxa “Dalku siyaasad ahaan iyo amni ahaana wuu dayacan yahay..” +VIDEIO.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Cabdi Faarax Juxa oo ka hadlayay munaasabad uu xilka ku wareejinayay, ayaa sheegay Soomaaliya Siyaasad ahaan meel fog laga yimid, isla markaana loo baahan yahay talo wadaag iyo isu dulqaadasho. Waxa uu sheegay Wasiir hore Juxa in dalka uu dhaqaale ahaan uu sabool yahay, isla markaana kalsoonida shacabka ay kala ...

Read More »

VIDEO: Sheekh Xasan Daahir oo baaq xasaasi ah u diray mucaaradka iyo dowladda.

Wadaadka Caanka ah ee Sheekh Xasan Daahir Aweys ee xabsi guri ugu jira dowladda Federalka ayaa soo saaray muuqaal video ah oo uu uga hadlayo xaaladda dalka. Sheekha ayaa farriin u diray kooxaha mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya, isagoo ugu baaqay inay ka fogaadaan inay qabiil u adeegsadaan siyaasadda, wuxuuna dowladda iyo mucaaradka kula taliyay inay yareeyaan xiisadda. Wadaadka ayaa ...

Read More »

VIDEIO: Cabdi Qeybdiid “Gurigeyga Ciidanka dowladda ayaa sharci daro ku burburiyeen”.

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa si kulul uga hadlay isla markaana sharci daro ku tilmaamay baaritaan ay Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku sameeyeen hoygiisa. Waxa uu dhacdadan ku tilmaamay mid xadgudub ah in ciidamada ay gurigiisa galaan oo ay burburiyaan wixii agab ahaa ee gurigiisa yiilay. HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID EE CABDI QEYBDIID. Shabakada Somalibile ...

Read More »

DAAWO: Amb: Diinaari “Madaxda hadda joogto waxaad moodaa in afkii juuqdu gabay..”.

“Dadku waxa ay u baahan yihiin mar walba in warka laga dharjiyo oo wixii jiro loo sheego, taasna xaq ayay u leeyihiin, dadka Soomaaliyeed dad wanaagsan waaye waxayna xaq kugu leeyihiin wixii dhacay inaad u sheegto ugana run sheegto, siday sheegaayana laguma haayo madaxda hadda joogta ee dalka hogaamineysa…”. DOOD WADAAGAN OO AAD U XAMAASAD BADAN HALKAN HOOSE KA DAAWO. ...

Read More »