Muuqaalo

 Maayarka Muqdisho oo wacad ku maray in la maxkamadeyn doono hogaamiye kooxeedyadii hore.

Iyada oo maalmahaan ay taagneyd xiisad ka dhalatay amar kasoo baxay Guddoomiye Yariisow oo ku saabsaneyd in la baneeyo Xerada Ciidamada Badda ee Mariino una dhaxeysay Senator Muuse Suudi oo ka mid ah Mas’uuliyiinya degan iyo Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa waxaa ka hadlay duqa Magalada Muqdisho. Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in Go’aankaasi horay uga ...

Read More »

Mudane si kulul uga hadlay sababtii warbaahinta loogu diiday inay ka qeyb gasho kulankii baaqday.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay sababtii Maanta warbaahinta loogu diiday inay ka geybgasho Kulankii baaqay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Xildhibaan Fiqi ayaa eedeyn u jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isagoona sheegay in si qaldan uu ugu dhawaaqay tirada codadkii loo qaatay Warbaahinta ee ku aadanaa in kulankii ...

Read More »

DAAWO: Wasiir Al-Shabaab ku tilmaamay qaar ka mid ah xildhibaanadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda dowladda Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa Shabaab ku tilmaamay tiro xildhibaano oo maanta buuq ka sameeyay xarunta golaha Shacabka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in xildhibaanaddaasi oo ah ku dhawaad 40 Mudane ay Shabaab wakiil uga yihiin Golaha Shacabka. Waxaa uu sheegay in aan loo dulqaadan doonin in Fowdo laga sameeyo xarunta Golaha Shacabka xilli ay ku sugan ...

Read More »

Madasha Goobjoog ee Oslo oo looga dooday sababaha keenay in la gaari waayo xasilooni siyaasadeed.

Tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taasoo xukunka dalka soo heysay ku dhawaad 22 sano oo xukun Miliri ahaa, Soomaaliya waxay cagta saartay wadadii burburka maadaama ay gebi ahaan meesha ka baxeen hay’adihii dowliga ahaa. Hubkii uu lahaa dalka waxa uu gacanta u galay jabhadihii ka horjeeday dowladdii dhexe ee uu hogaaminayay ALLE ha u ...

Read More »

Tv-ga Dalsan oo warbixin dareen xambaarsan ka diyaariyay nolishii Marxuum Boqore.

Tv-ga Dalsan ee xaruntiisa tahay magaalada Muqdisho ayaa barnaamij gaaban ka diyaariyay noloshii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo shalay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho. Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ahaa nin da’ah ayaa deganaaa Xaafad isku raran oo ku taalo degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, halkaasi oo uu kula nool dad masaakiin ah oo qaarkood ...

Read More »

DAAWO: Suxufiyiinta Muqdisho oo sheegay inaysan heysan xornimo saxaafadeed ay ku shaqeeyaan.

Wariyayaasha ka howlgala warbaahinta madaxa bannaan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ka cabanayaan xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo kan Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Tiro wariyayaal ah kana kala socda qeybaha kala duwan warbaahinta maxaliga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaysan heysan wax xoriyad hadal ah isla markaana aanan loo ogolayn inay ...

Read More »

VIDIEO: WARIYE BILE BAASTEY OO WAREYSI QIIMO LEH LA YEESHAY LAMAANAYAAL JACAYLKA IYO GUURKA WANAAGSAN U OLOLEEYA.

Sheekh Axmed Johari iyo Marwadiisa Ust: Hibo Cumar waa lamaane is qaba oo Carruur isu dhalay, waxay kunool yihiin magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska, waana dad u ololeeya arrimaha Jacaylka, Guurka Wanaagsan iyo Wanaajinta Xirriirka Qoyska. Haddaba waxaan kula kulmay magaalada Bergen Caasimada labaad ee dalka Norway, waxaana ii suuragashay in aan wareysi dhinacyo badan taabanaya aan la yeesho, isla ...

Read More »

C/raxmaan “Sanad kadib dowladda mar kale ayay weerar igu soo qaaday…”.

Hogaamiyaha xisbiga wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay kullan baroor diiq ah oo uu doonayay inuu u sameeyo qaar ka mid ah ilaaladiisa oo ay dileen Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya hase yeeshee is hortaag lagu sameeyey. C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyey mar kale hogaanka dowladda gaar ahaan Farmaajo iyo Kheyre inay talo ahaan dalka ...

Read More »

DAAWO: Dood adag oo dhexmartay xildhibaanada mooshinka wada iyo kuwa diidan.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaa oo kala taageersan Guddoomiye Mursal iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dood kulul waxay ku dhexmartay barnaamijak dood wadaag ee ka baxa Taleefishinka Universal oo ay ka qeyb galeen waxaana doodaasi ay bannaanka keentay waxyaabo badan oo bulshada inteeda kale ka qarsoonaa. Haddaba xildhibaanada doodan adag dhexmartay waxay salka ku heysay mooshinkii Madaxweyne Farmaajo, ...

Read More »

Macalimuu “Xukumadda Kheyre ee hadda jirta waa tii ugu qalifsaneyd ee abid soo marta Saxaafadda Soomaaliya”.

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa si kulul u Cambaareeyey xarig todobaad ka hor magaalada Muqdisho loogu geystey Wariye Nuur Ismaaciil Sheekh. HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID.    

Read More »