Ciyaaro

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo ka qeybgalay arooska Ozil

Racep Tayyip Erdogan Madaxweynaha dalka iyo marwadiisa ayaa ka qeyb galay  arooska ciyaaryahanka weyn ee caanka ah ee  Ozil oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Arooska oo ahaa  mid si weyn loo soo qabanqaabiyey y ayaa lagu qabtay hoteel kuwa raaxada ah, xaflada waxa  kasoo qeyb galay dad badan oo magac leh oo isugu jiray madax, ciyaartoy , ...

Read More »

Chelsea oo ku guuleysatay UEFA EUROPA LEAGUE kadib xasuuq ay u geysatay Arsenal.

Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Europa League kaddib markii ay 4-1 ku garaaceen caawa kulankii Final-ka ahaa naadiga Arsenal. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Chelsea iyo Arsenal ku kala nasteen barbaro 0-0 ah. Markii dib la isugu soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta Chelsea ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta kaddib markii ...

Read More »

Muxuu Farmaajo ka yiri guusha ay gaareen xulka da’yarta kubada cagta Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa hambalyo u diray xulka da’yarta ah ee kubada cagta Somalia oo galabta u gudbay ciyaarta kama dambeysta ah ee koobka bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA ee ka socda  dalka Burundi. Ciyaartii galabta oo semi-final aheyd ayaa kooxda junyorka Somalia waxay 1-0 kaga adkaadeen dhigooda Ugandha. Madaxweynaha ayaa wax yar ka dib markii ...

Read More »

Yaab; Lionel Messi Waa In Aan Loo Ogolaan In Uu Ciyaaro Ilaa Inta Ay FIFA Soo Cadanayso In Uu  Bini Aadam Yahay.

Tababaraha xulka qaranka Iran ee Carlos Queiroz ayaa si layaableh uga hadlay xidiga xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi wuxuuna sheegay in xidigan la ganaaxo ilaa inta ay FIFA soo cadaynayso in Messi uu bini aadam yahay. Messi ayaa xili ciyaareedkan markale la soo baxay qaab ciyaareed aad u fiican taas oo Carlos Queiroz uu erayo lama filaan ...

Read More »

Carles Puyol oo talo siiyay cayaariyaan Yerry Mina.

Carles Puyol ayaa wuxuu ugu horeyn yiri: “Yerry Mina waa inuu sabraa, sababtoo ah hore ma uusan uga soo  ciyaarin qaarada yurub, sida Samuel Umtiti oo si fiican ula qabsaday kooxda, wuxuu u cadeeyay inuu yahay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican adduunka, sababtoo ah wuxuu u shaqeynayaa si wanaagsan”. Dhinaca kale Puyol ayaa wuxuu difaacay saaxiibkiis hore ee ...

Read More »

Ronaldinho: “Harry Kane koox weliba wey rabtaa…”.

Waxaa soo badanaya wararka ku aadan in weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur Harry Kane uu ku biiri karo mid ka mid ah kooxaha waaweyn ee qaarada yurub kadib suuqa furmi doona dhamaadka xili ciyaareedkan. Mucjisadii hore kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Brazil Ronaldinho ayaa wuxuu kasoo muuqday saxaafada, wuxuuna kaga warbixiyay wargeyska “Daily Star” ee dalka Engaldn wararka ku aadan in ...

Read More »

Suuqa kala iibsiga ciyaartooyada qaarada yurub iyo saacadahii uga danbeeyay.

Suuqa kala iibisga bisha Janaayo ayaa xirmay bishii la soo dhaafay, laakiin wararka xanta ah ee ay qoraan warbaahinta isboortiga caalamka ma ahan kuwa joogsada, waxaana kooxaha ay durbaba sii bartilmaameedsanayaan xiddigihii ay la wareegi lahaayeen dhamaadka xilli ciyaareedkan. Hadaba warbaahinta somalibile.com ayaa idiin soo uruurisay maanta wararkii ugu waa weynee suuqa kala iibsiga ee maanta lagu qoray wargeysyada ka ...

Read More »

Buffon; Waan tixgilinaa codsiga macalinka qaranka Taliyaaniga

Goolhaayaha xulka qaranka dalka Taliyaaniga iyo kooxda kubbada cagta marwada duqda ee Juventuus Gianluigi Buffon ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay kullamada saaxibtinmo Taliyaaniga uu la cayaaraayo wadamada Arjentina iyo England bisha ee bisha march. Macalinka qaranka Taliyaaniga ayaa xiddigaan ugu yeeray u safashada qaranka Taliyaaniga kulamada saaxibtimo ee bisha march uu la cayaaraayo wadamada Arjentine iyo England. Buffon ayaa ...

Read More »

Real Madrid ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa xidiga reer Serbia Milinkovic-Savic iyadoo ay jiraan warar kale oo xidigaan la xiriirinaya kooxaha Liverpool & Man United.

Ku dhawaad 25 ilaa 30 ciyaartoy ayaa lala xiriirinayaa kooxda Real Madrid, maadaama la filayo in xagaaga soo aadan ay kooxdaan sameyn doonto hawlgal baahsan oo dhanka suuqa kala iibsiga ah. Milinkovic-Savic wuxuu u saftay 100 kulan in ka badan kooxaha SS Lazio, Genk iyo Vojvodina, kaliyana waa 22-jir kasoo muuqday koobka Aduunka ciyaartoyda da’dooda ay ka hooseyso 20-jirada. Florentino ...

Read More »

Real Madrid ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa xidiga reer Serbia Milinkovic-Savic

iyadoo ay jiraan warar kale oo xidigaan la xiriirinaya kooxaha Liverpool & Man United. Ku dhawaad 25 ilaa 30 ciyaartoy ayaa lala xiriirinayaa kooxda Real Madrid, maadaama la filayo in xagaaga soo aadan ay kooxdaan sameyn doonto hawlgal baahsan oo dhanka suuqa kala iibsiga ah. Milinkovic-Savic wuxuu u saftay 100 kulan in ka badan kooxaha SS Lazio, Genk iyo Vojvodina, ...

Read More »