Barnaamijo

SAWIRO: WARBIXIN KU SAABSAN MU’TAMARKII 3-AAD EE BERGEN MOSKE OO SI HABSAMI AH USOO GABAGABOOBEY.

Mu’tamarka Bergen Moske oo ah mid sanadla ah isla markaana soconayay laba maalmood (29-30-ka December-2018) ayaa caawa si rasmi ah ugu soo gabagaboobmay Slettebaken Skole magaalada Bergen caasimada labaad ee dalka Norway. Waxaa maalinimadii Sabtidii 29/12/2018 magaalada Bergen ee dalka Norway ka bilowday mu’tamarkii 3-aad kaasoo sanadkiiba mar la qabto isla markaana  ay soo qaban qaabiyeen Mahad Godane oo ahaa ...

Read More »

Munaasabad lagu xusaayay 58 guuradii xorriyada Soomaaliya oo lagu qabtay Oslo+SAWIRO.

Xuska sannad-guuradii 58-aad ee ka soo wareegatay markii ay xornimada heshay Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Oslo ee dalka Norway. Xafladaan oo aheyd mid si qurux badan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay barxada Sofienbergpark, waxaana ka soo qeyb galay Munaasabadan xubno ka tirsan xisbiyada dalka, kuwa laga soo doorto degmooyinka gobolka, iyadoo sidoo kale ay ka soo qeyb galeen ...

Read More »

WAREYSI:- CUMAR HAYBAD FANAAN, ABWAAN, LAXAMIISTE IYO HEESAABA WAA YAHAY.

Fanaanka aadka loo jecelyahay ee Codka Macaan Cumar Ismaaciil Maxamed (Cumar Haybad) oo sidoo kale ah laxamiiste iyo Waliba Abwaan Tiriya Miraha heesaha ayaa Heesihii uu sameeyey Waxaa kamid ahaa heestan. Sida hogol da’aysiyo Meel roob Ku hooroo Haradii biyowdiyo Hodankiiyo barwaaqada Dhulka dooggu hagac yiri Oo horweynka geeluna Hoobaanta lulatiyo Ka hirqaday caleentii Barbaartuna habeenkii Hees iyo cayaar iyo ...

Read More »

Aktaradd dunida caan ka ah oo dowladda Isra’il ka diiday abaalmarin lacageed.

Aktaradda Mareykanka ah ee uu asalkeedu yahay Israel ,Natali Bortaman , ayaa diidday inay ka qeyb gasho Xaflad lagu qabanayay Magaalada Tel AVIV ee Dalka Isra’il, taasoo Aktaradda lagu guddoonsiin lahaa abaalmarin gaaraysa Hal Milyan oo Doollar-ka Mareykanka ah. Gabadhan ayaa diidmadeeda sabab uga dhigtay cabasho ay ka muujinayo qaabkii ay Ciidamada Israel ula dhaqmeen Dad Falastiiniyiin ah oo muddo ...

Read More »

Maamulka Cusub Jaaliyada Bergen ee dalka Norway oo la caleemo saaray+SAWIRO.

Kullan si heer sare ah loo soo agaasimay ayna isugu yimaadeen inta badan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Bergen ee dalka Norway ayaa 27/01/2018 uu ka dhacay Ny Krohnborg skole, kulankaasoo lagu caleemo saaray Maamulka labada sano ee soo socota xilka hayn lahaa kaasoo dhammaadkii sanadkii tagay cod buuxa iyo kalsooni lagu doortay C/qaadir Raagge Waayeel inuu noqdo Guddoomiyaha ...

Read More »

MUCJISO: Ilmo bil dhalan oo 7-ilig u soo baxeen..!.

Dhaqaatiir ku sugan gobolka Gujurat ee dalka Hindiya ayaa 7 ilkood ka bixiyay ilmo yar oo bil uun dhallan. Sida ay kusoo waramayso wariyaheena Hindiya Sushila Singh, waalidka ilmahan dhalay ayaa dhaqtarka geeyay kadib markii ay hooyadiis dhibaato kala kulantay marka uu naaska jaqayo maadaamaa uu ilko leeyahay ilmaha oo uu qaniinayo naaska. Dr. Meet Ramatri ayaa BBC-da u sheegay ...

Read More »

Jaceyloow Ina Ayaad Tahay?!!!. Su,aalo iyo Jawaabo (Qalinkii Xaaji-tahriib).

Su,aal:- Xaaji Tahriib:- Horta Jacaylow Ina Ayaad Tahay oo Abtirsiimahaagu Halkuu Galaa?!!. Jawaab:- Jaceyl:- Jacayl baa lay yiraa, Ab Abooto Iyo Isir Midna Malihi, jaar baan la’ahay aadanaha, Culumo iyo Caama waa isugu key mid, qofkuu damac iga galana, daqiiqad igu qaadan meysa inaan darbiyada ugu dumiyaa. Su,aal:- Xaaji Tahriib:-……woow……waxaas aa kaa Goodin ah…. Marka aan ka tagno goodintaa, qolodan ...

Read More »

Qofka inta uu kaa lacag badan yahay ayuu kaa isbitaal aad badan yahay (Siyaasi+Taajir+Darbijiif).

Lacagta Waa Furaha Nolosha Aaadanaha oo Lacagi Haddii aysan Jirin Nololi Ma Jirteen, Waxaana jirta Maah Maah itoobiyaana oo oraneysa Gansab Alleh Samaa Mangat Alleh oo La Macno ah ” Haddii aad lacag Heysato Cirka ayaa Waddo Kaaga Furmeysa”. Aan usoo Daadago Dulucda Qoraalkeeyga oo Ah in Lacagtuba Tahay Cudur Caafimaadka u Daran Tusaale:- Dadka Taajiriinta ah Kahor inta aysan ...

Read More »

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay gobolka Gal-Gaduud

Dadka ku nool Gal-Gaduud abaarta waxaa u dheer gumaadka askarta Itoobiya ee magaca Amisom ku jooga Somalia kuwaas oo tacdi badan ka geystay halkaas labadii sano ee ugu dambeysay.Askarta Itoobiya ee fadhiga kuleh dagmada Ceelbuur ee gobalka Gal-Gaduud ayaa dil arxan daro ah u geystay maalmo kahor aabe 75 jir ah oo ku sugnaa tuulada Ceel-lahelay oo hoos tagta dagmada ...

Read More »

WAREYSI: Guddiga Abaaraha Bergen oo lacagtii ugu badneed u diray dadka ku dhibaateysan Soomaaliya.

Guddiga Abaaraha Soomaalida gobolka Hordaland gaar ahaan Magaalada Bergen oo iyagu  u xilsaarnaa arrimaha Abaaraha waxay soo uruuriyeen lacago loogu talagalay in la gaarsiiyo walaalahooda Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalka gudihiisa, waxayna direen lacagtii ugu badneed abid. Lacagta shalay la diray oo dhameed 100,000 Kron (BOQOL KUN OO KRON) oo ah lacagta dalka Norwey isla markaana Doollar ahaan u dhigantay 11364$ (TOBAN IYO KOW ...

Read More »