BAYAAN: Heshiiskii Ahlusunna Wajameeca iyo Galmudug oo bur-buray.

0
27

War qoraal ah oo uu soo saaray madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay inuu gebi ahaan burburay heshiiskii ay wada saxiixdeen maamulka Galmudug iyo urur diimeedka Ahlusunna Waljameeca.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay inay dhici doonto xiligeeda caadiga ah, iyadoo doorashadana lagu qaban doono magaalada Cadaado, ka horna laga shaqeyn doono arrimaha dib u heshiisiinta beelaha wax isku darsaday.

HADDABA NUQUL KA MID AH QORAALKAN OO SOO GAARAY XAFIISKA WARQABADKA SOMALIBILE HALKAN HOOSE KA AQRISO.

LEAVE A REPLY