Author Archives: Bile Mohamed

Shabakada Somalibile Media oo isbar bardhig kusameysay dowladda cusub iyo Xukuumaddihii kahoreyay.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhabeeyey ballanqaadyadii ay horey u sameeyeen isaga iyo madaxweyne Farmaajo ee ahaa inay soo dhisi doonaan dowlad tayo leh oo ay shacabku leeyihiin. Liiska wasiirada maanta la magacaabay, ayaa kadib baaritaan ay Shabakada wararka Somalibile Media sameysay waxaan ku ogaanay inay dhammaantood yihiin dad aqoon iyo karti leh, gudan karana xilka lagu ...

Read More »

Waa kuma wasiirka is casilay ee ka midka ahaa Golaha Wasiirada Kheyre?.

Muqdsiho ( shabakada Somalibile.com) –Waxaa goor dhaw Xilkiisa iska casilay Wasiiru dowlaha Waxbarashada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir oo kamid ah liiska wasiirada uu ku dhawaaqay Xasan Cali Kheyre. Cabdiraxmaan ayaa ka dhawaajiyey inuusan ku qanacsaneyn xilka loo magacaabay sidaas darteedna uu go’aan ku gaaray inuu xilkaas iska casilo. Waa Xubintii ugu horeysay ee maanta ku dhawaaqa inuu is casilay ...

Read More »

Madaxwyene Farmaajo oo goordhaw magacaabay 5 xil oo muhiim ah oo uu ku jiro agaasimaha madaxtooyada

    Warwgtadani ka sobaxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada waxaa lagu magacaabay Abuukar Cabdi Cusmaan oo loo yaqaano Abuukar Baalle oo horay u soo noqday Agaasimaha Xafiiska Farmaajo, xilligii uu Ra’iisul Wasaaraha ahaa. Mr Baalle iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ah saaxibo dhow oo muddo isla soo shaqeeyay, waxaana uu noqonayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya, ...

Read More »

Golaha Wasiirada oo laggu dhawaaqay (Halkan ka aqriso liiska) DAAWO SAWIRO.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 26 Wasiir iyo Hal Ra’iisul Wasaare kuxigeen, isagoo ku tilmaamay xukuumaddan ay tahay mid loogu tala galay inay gudato waajibkeeda shaqo ee loo igmaday.   Khudbad Ra’iisul Wasaaraha jeediyay ka hor inta aan loogu dhawaaqin Golaha Wasiirada ayaa sheegay in Wasiir kasta oo ...

Read More »

TOP NEWS: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku wareersan magacaabista Wasiirada.

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ku jahwareersan soo magacaabista golaha Wasiirada, iyadoo la filayay in caawa lagu dhawaaqo jahwareer ka taagan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha awgiis uu u baaqday. Suxufiyiinta oo caawa looga yeeray Xafiiska Mudane Kheyre si ay u soo tabiyaan magacaabista golaha Wasiirada ayaa saacado ka hor lagu wargeliyey inay isaga huleelaan afaafka hore ...

Read More »

Maxaad ka ogtahay oo macluumaad ah dhambaalada jacayl ee waaray (Dugaag yahow Qurxoon) Qeybta 1:aad.

Anjalia waa gabar Fanaanad Talyaani ah waxay jaceyl Daran u qaaday wiil dhalin yaro ah oo aad u qurux badnaa, kana dhashay dabaqadda la xurmeeyo ee Dalka Talyaaniga hase ahaatee waxaa jacaylkeedii soo wajahay dhibaato kaga timid xaga wiilkaas ay jeclaatay, kadib markii uu shardi uga dhigay guurkeeda in uu ku xiran yahay iyadoo Fanka iskaga harto. Inkastoo Anjalia Fanka ...

Read More »

Mahad Abiib oo loo bandhigay inuu qaad ku iibiyo Grønland ama uu galo Kaam.

Sida lagu baahiyey TV2 Mahad Abiib oo dhawaan dowladda Norwey sharicigii kala laabtay ayaa shaaca ka qaaday in loo soo bandhigay laba doorasho, kuwaa oo sida uu tilmaamay layaab ku noqotay. Mahad Abiib oo wax laga weydiiyey qorshaha mustaqbalkiisa iyo xaalada uu hadda ku sugan yahay kagadaal markii  maxkamada ay go’aan ka gaartay, in kastoo qareenkiisu uu sheegay inay racfaan ...

Read More »

Amita Bachchan oo ka murugeysan Geerida Aabaha Aishwarya.

Aktarka weyn ee Amitabh Bachchan ayaa sheegay inuu ka murugeysan yahay Geerida ku timad Aabaha gabadha uu sodohda u yahay ee Aishwarya Rai Bachchan. Aabaha Aktarada oo layu magacabo Krishnaraj ayaa geeriyooday. Krishnaraj, ayaa ku geeriyooday 18-ka bishan cisbitaalka Lilavati ee magaalada Mumbia. Duugtiisa waxaa ka soo qeyb galay Aktaro badan sida Shah Rukh Khan, Simi Garewal, Sanjay Leela Bhansali, ...

Read More »

Madax shub  mise macmacaan iyo xan.

W/D/ Saalax Nuur Cali (Saalax dheere): Dhaqan roga  yimid kuma eka meelo gaar ah ee  waxa uu gudaha u galay ama ku mil may meelo badan oo aan laga fileyn taasi oo marka kuugu horeysa keeneysa amakaak . akhristoow hadaad ogeyn marka laga joogo somalia Madax shub ,Abay abaay taas oo la  sameyn jiray inta ay hablaha isu yimaadaan oo bun ...

Read More »

Soomaaliya oo ka mid noqotay shanta dal ee Afrika ugu farxada badan.

Warbixin ay Qaramada Midoobay maalgelisay ayaa muujinaysa in Soomaaliya ay ka mid tahay shanta waddan Afrika dadka ku nooli ay ugu farxad badanyihiin qaaradda. Waxaa sidoo kale shantaasi dal ka mid ah Algeria, Mauritius, Libya iyo Morocco. Baarayaasha diyaariyey warbixintan ayaa waxa ay darseen 155 dal, waxayna sheegeen in dadka ugu liita dhinaca farxada qaaradda Afrika in ay ku nool ...

Read More »