Author Archives: admin

Fariinta Mahad ma waxay noqon doontaa geesi garab Soomaali waaye mise mid hiil walaal hela!. Inqaastii Bile Baastey.

Bioingeniør Mahad Abiib Maxamuud oo ah Soomaali ayaa sida aan wada ogsoon nahay waxaa la soo gudboonaaday dhibaatooyin xagga sharciga ee wadanka Norwey, isagoo wadanka ku sugnaa in ka badan 16-sanadood ayaa iminka waxaa ku yimid caqabad ah in sharcigii dhalashada Norwey lagala laabto. Tan iyo markii dhibaatooyinka faraha badan ay ka dhaceen dalkeena Soomaaliya ayaa dad badan oo Soomaali ...

Read More »

WAREYSI. Xildhibaan Baashe Muuse oo soo dhaweeyay guushii Jawaari.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Norwey  ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaan Baashe Muuse oo ka tirsan golaha degaanka ee Oslo ayaa  u hambalyeeyey Mudane Jawaari oo markii 2-Labaad  ku guuleysto hoggaaminta golaha shacabka Soomaaliya. Baasha ayaa sheegay in Jawaari oo ka mid ahaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Norwey ...

Read More »

I xir ama i dil walee ma aamuso!! WQ: Caaqil Dalmar.

Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda Soomaaliyeed si loo waayo cid ka hadasha xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya. Tan iyo sanadkii 1991-kii, dilka saxafiyiintu waa uu soo taxnaa, xilligaasoo dalku uu ku ...

Read More »

Haasaawaha sabankan Jacayl miyaa Mise Jahwareerin!!! (BY: Bile Baastey).

Ereyga Haasaawe waa Shukaansi ama Xod-xodasho jacayl taasoo dhex marta Lamaanayaal Ugub isku ah ama waqti dheer soo wada socday si ay guulo uga gaaraan Xiriirkooda jacayl. Sabanadii hore Haasaawida Jacayl wadaaga labada lamaane wuxuu ahaa mid si dhab ah ay isku jeclaayeen taasina waxay aakhirkii sababi jirtay Guul waarta waayo wuxuu ahaa mid ka fog Jahwareerin. In kastoo waqtigii ...

Read More »

Waan Is Jecel nahay haddana ma is fahano!!! (Waxaa Qoray: Bile Baastey).

Marka laga hadlayo Arrimaha Jacaylka aad ayay u fara badan yihiin Mowduucyadooda kala duwan waana bad-weyn Muujaduhuna ay hadba heer gaaraan taasoo sababi karta in qofka Bad-weyntaasi bartanka kaga dhacaa inuu ku hafto biyahaasi iyo Hirarka waa weyn. Haddaba haddii aan u soo daadago Nuxurka Qormadan aan maanta kaga hadlayo Lamaanayaasha Is jecel ee haddana aan Is fahmin ayaa ah ...

Read More »

HA U QOOMAMEYN JACAYL KAA TAGAY.

Ma jiro wax aan lahayn Dhibaato iyo Faa,iidooyin sidaas oo kale ayuu jacaylku u leeyahay dhibaatooyin iyo faa,iidooyin badan oo is dhinac socda hase yeeshee haddii Ruux aad jecleyd uu kaa tagay HA U QOOMAMEYN ama ha u shalaayin. Marka la samaynayo xiriir jacayl oo saldhig ballaaran leh aad buu u adag yahay, waxayna tani ku imaan kartaa marka labada ...

Read More »

Wariye diyaariyay barnaamij Soomaalida ka naxday .

Nasro Sheekh Maxamed Waa gabar Soomaaliyeed oo Mucjiso aan horay loo arag ku heysatay Magaalada Muqdisho hase yeeshee markii xaaladeeda Caafimaad dalka gudahiisa waxba looga qaban waayay loo soo qaaday dalka Turkiga halkaasoo Caafimaadkeeda dib ALLE ugu siiyey. Waxay ii sheegtay Nasro Sheekh Maxamed oo aan kula kulmay Guri gaar ah oo ay ka daganayd Magaalada İstanbul ee Dalka Turkiga ...

Read More »

FAALLO: Tarxiilka Norge iyo tala Xumadda Soomaalida! (Bile Baastey).

Waxaa dhagaheena si aan kala go’ lahayn ugu soo dhacaya tarxiilka ka dhanka ah Soomaalida ku nool dalka Norwey kuwaasoo dagaalo daba dheeraaday kaga soo carareen deegaano kala duwan oo ka mid ah dhulka Soomaaliya oo ilaa iyo hadda aynu ka jirin nabad geliyo buuxda oo la isku haleen karo. Haddal heenta ugu badan warbaahinta Norwey ayaa noqotay arrinkan ugubka ...

Read More »

FAALLO: Xildhibaane ha moodin Kitaabka oo aadan gacanta saarin in dhaartaadu aysan sax ahayn (Bile Baastey).

Mar haddii dowladii jirtay waqtigeedu dhammaaday waxaa loolan loo galaa sidii ay ku imaan lahayd dowladd cusub, waxaana u tartama qaar ka mid ah xubnihii  dowladdii hore iyo ragg cusub oo dhammaantooda dhaqaale jeebka ku sita, waxayna mar waliba raadiyaan sidii ay ku wada heli lahaayeen xubinimada mas’uulka ugu sareeya dolwada cusub ee dhalanaysa. Waxa ugu horeeya ee loolanka loo ...

Read More »

Faallo: Mooshinada Baarlamanka Dowlada KMG ay soo hindisaan ee la xisaabtanka Xukuumada Ma dib u heshiisiinbaa Mise waa “Hellow Lacag ku shubo”…!!!?.

Tan iyo xiligii dhidibada loo taagay Xildhibaanada Dowlada KMG ee Soomaaliya waxay kusoo Caanbexeen in ay Musharaxiinta xiligaasi isku soo sharaxday in ay ku loolamaan jagada Mas’uulka ugu sareeya ee Madaxweyne Ninmo, waxayna waqtigaas Xildhibaanada u kala safteen Musharaxiintii iyagoo Codkooda uu ahaa mid furan oo lakala iibsanaayay. Mudanayaashii jagadaasi u loolamayay ayaa waxay bilaabeen in ay Codadka Baarlamanka kala ...

Read More »