Author Archives: admin

Mandera court hands woman in drug trafficking charge 6 years in jail.

A woman found guilty of drug trafficking has been sentenced to serve six years imprisonment. Nehma Adan Maalim  who  pleaded guilty in a Mandera court was trafficking bhang and cozepam in Metata estate within Mandera  town on September 3, 2018. The  Senior  Resident Magistrate (SRM), Duncan  Mtai  dropped  an  alternative  charge of  child theft where the accused  was to  face the third ...

Read More »

Kenya, Somaliland seek to strengthen economic ties.

Kenya remains key to Somaliland’s quest for international recognition, the Horn of Africa country’s Ambassador to Kenya Bashe Omar has said . Last week Somaliland leaders met Kenya’s top political leaders and business community to discuss ways of strengthening economic and political partnerships. Somaliland leaders, who met former Prime Minister Raila Odinga in Nairobi, pushed to strengthen trade ties between ...

Read More »

Why Bill Gates says “Nobody deserves to be this rich”

Bill Gates on Tuesday claimed he had paid too little tax and did not deserve to be so rich. The 63-year-old, who is worth around £73 billion ($96.5 billion), said he and other business barons should have to contribute more. In an interview with the Mail, he said: ‘I have paid more than $10billion (£7.75billion) in taxes but I should ...

Read More »

Believe or not Oil price now controlled by just 3 men

INTERNATIONAL – The Organisation of Petroleum Exporting Countries (Opec) has lost what control of the oil market it ever had. The actions (or tweets) of three men – Presidents Donald Trump and Vladimir Putin and Crown Prince Mohammed Bin Salman – will determine the course of oil prices in 2019 and beyond. But of course they each want different things. ...

Read More »

Woman snatched Sbahle Mpisane’s weave at accident scene

DURBAN – As popular fitness trainer Sbahle Mpisane fought for her life after her car hit a tree on Margaret Mncadi Avenue (the Victoria Embankment) last week, an unknown woman who witnessed the accident, snatched Mpisane’s weave hair piece off her while she was unconscious and made off with it. This is according to Brian Dube, who helped extinguish the ...

Read More »

Madaxweyne Deni oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo toddobaad ah ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa caawa maamul cusub u magacaabay gobolka Mudug. Madaxweynaha wuxuu xilka guddoomiyaha gobolka Mudug u magacaabay, Axmed Muuse Nuur oo horey usoo noqday guddoomiye ku-xigeen. Sidoo kale, wuxuu madaxweynaha magacaabay labo guddoomiye ku-xigeen, iyadoo guddoomiye ku-xigeenka koowaad loo magacaabay Xasan Cabdullaahi Warsame (Wardheere), halka guddoomiye ku-xigeenka labaad loo ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay caleema saarka Cyril Ramaphosa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Dalka Koonfur Afrika Mudane Cyril Ramaphosa. Madaxwynaha oo munaasabaddan kaga qeyb galay Magaalada Pretoria ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweyne Ramaphosa xilka cusub ee loo igmaday, isaga oo bogaadiyay horumarka ay dowladda iyo shacabka Koonfur Afrika ay ku tallaabsadeen. Dhankiisa, Madaxweynaha cusub ee dalka Koonfur ...

Read More »

Go’aamo halis ku ah dowladda dhexe oo looga dhawaaqay magaalada Kismaayo.

Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto degaanada maamulka Jubbaland ayaa maanta Kismaayo kaga dhawaaqay in ay ka hortagayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ay sheegeen in ay dooneyso in ay u gasho maamulka Jubbaland sidii doorashadda maamulka Koonfur Galbeed. Senetaradda kala ah Iftin Xasan Baasto, Axmed Xaashi iyo Fartaag ayaa sheegay in dowladda dhexe ee ...

Read More »

Askari Bajaajle dilay oo gacanta lagu dhigay.

Maamulka degmada Xamar-weyne oo kaashanaya Saldhiga booliska degmada ayaa gacanta ku dhigay askari bajaajle ku dilay Afar irdoodka Xamar weyne galabta ka dibna baxsaday. Gudoomiyaha degmada Xamar-weyne Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir ayaa u sheegay in Ciidanka Ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen Askarigii falkaasi geystay oo uu sheegay in uu isku dayay in uu baxsado. Gudoomiyaha ayaa sheegay in Askariga dilka geystay ...

Read More »

Faysal Waraabe oo wacad ku maray inuu ka shaqeyn doono sidii xukunka looga ridi lahaa Farmaajo.

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in kulamo uu kula qaatay Magaalada Nairobi Siyaasiyiin Soomaaliyeed u jeedka laga lahaana uu ahaa in laga Takhaluso Madaxweyne Farmaajo. Waxaa uu sheegay in uu la kulmay Hoggaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, islamarkaana waxaa uu sheegay in ay iska kaashan doonaan ...

Read More »