Author Archives: admin

MUNAASABADDA XUSKA 1-DA LUULYO OO BERGEN LAGU QABTAY WARBIXIN+SAWIRO.

Habeenimadii xalay waxaa magaalada Bergen oo ah caasimada labaad ee wadanka Norway lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay  hoolka Biks-ka oo si qurux badan loo nashqadeeyey taasi oo lagu maamuusayey 59-guuradii ka soo wareegtay xorriyada gobolada Koonfureed iyo israacii Waqooyi iyo Koonfur, iyadoona ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada sida, Culumaa’udiin, Aqoonyahano, ...

Read More »

Farmaajo oo Koonis Stadium kaga qeyb galay munaasabada 1-da Luulyo.

  Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kaga qeyb galay garoonka kubada cagta Koonis Munaasabadda 59-guuraddii maalinta xornimada Koonfurta Soomaaliya iyo israacii labada gobol Waqooyi iyo Koonfur 1-da Luulyo boqolaal shacab ah. Farmaajo oo qudbo ka jeediyey ayaa inta badan ka hadlay dadaalka xorriyada iyo midowga labada gobol, isagoo tilmaamay in dadkii xornimada dhaliyey ay ...

Read More »

Reer Cadaado oo cod-dheer ku qaadacay hadalkii Kheyre ee gogosha Dhuusamareeeb.

Kullan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan bulshada sida Odayaasha, waxgaradka, Aqoonyahanada, Culumaa’udiinka iyo siyaasiyiinta Cadaado ayaa waxa ay cod-dheer ku muujiyeen inay ka horjeedaan hadalkii sida ka fiirsasho la’aanta Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ku iclaamiyey in gogosha shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo doorashooyinkaba lagu dhigo magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Odayaasha ayaa ku ...

Read More »

Ahlsunna iyo Kheyre oo kala saxiixanaya heshiis ku aadan….

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo urur diimeedka Ahlunna Waljameeca ayaa lagu wadaa inay magaalada Dhuusa mareeb ee gobolka Galgaduud ku kala saxiixdaan heshiis ku aadan in ciidamada Ahlusunna ay ka mid noqdaan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya. Kheyre oo hadda ku sugan deegaanada Xeraale iyo Huurse ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu dib ugu laabto ...

Read More »

Mid ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday.

Waxaa aroornimadii hore ee saaka magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku geeriyooday ALLE ha u naxariistee Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyaddii ugu caansanaa ee koonfurta Soomaaliya. In kasta oo uu ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii dalka, haddana waxa uu ahaa siyaasi rug cadaa ah kaasoo xilal kala duwan oo heer wasiir iyo Xildhibaanimo ka soo ...

Read More »

Cabdirisaaq Ciise “In ka badan 15 sano ayaan TV-yada kala socdey xuska 26-ka Juun”.

Cabdirisaaq Ciise Aadan oo ka mid ah dadka ay ka muuqato wadaniyada mar walbana ku taama in la helo dowlad xooggan oo dalka dhibka ka saarta ayaa sheegay in rajada dawladnimadu ay tahay mid meel wanaagsan mareysa maanta islamarkaana farxad galineysa shacabka Soomaiyeed ee jecel qaranimada. Mudane Cabdirisaaq ayaa yiri. “In kabadan 15 sano oo aan dibada ku noolaa waxaan ...

Read More »

BAYAAN: Heshiiskii Ahlusunna Wajameeca iyo Galmudug oo bur-buray.

War qoraal ah oo uu soo saaray madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay inuu gebi ahaan burburay heshiiskii ay wada saxiixdeen maamulka Galmudug iyo urur diimeedka Ahlusunna Waljameeca. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay inay dhici doonto xiligeeda caadiga ah, iyadoo doorashadana lagu qaban doono magaalada Cadaado, ka horna laga shaqeyn doono arrimaha dib u heshiisiinta ...

Read More »

Maxaadan ogayn oo ku soo kordhay kullamada ka socda magaalada Dhuusamareeb.

  Iyadoo wali magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud uu ku sugan yahay wasiirka Arrimaha guddaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kullamo halkaasi ka socda wali la isku fahmi la’yahay sidii ay isku horfadhiisan lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug iyo wafdiga dowladda. Ujeedka wafdiga dowladda ayaa ah sidii la isugu fahmi lahaa waqtiga doorashada baarlamaanka iyo waqtiga kama dambeysta ah ee ...

Read More »

Cadaado oo marti galinaysa xildhibaano iyo senataro si wax looga qabto.

Maalinimada barito ah waxaa magaalada cadaado ku sii jeeda xildhibaano iyo sanataro ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya kuwaasoo ujeedkooda socdaalka lagu sheegay sidii ay wax uga qaban lahaayeen qilaafka faraha ka sii baxaya ee u dhaxeeya madaxda maamulka Galmudug. Sida wararku ay inagu soo gaareen xildhibaanada iyo senatarada ayaa ujeedkooda ugu weyn waxa uu yahay sidii ay kaga ...

Read More »

Chelsea oo ku guuleysatay UEFA EUROPA LEAGUE kadib xasuuq ay u geysatay Arsenal.

Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, koobka Europa League kaddib markii ay 4-1 ku garaaceen caawa kulankii Final-ka ahaa naadiga Arsenal. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Chelsea iyo Arsenal ku kala nasteen barbaro 0-0 ah. Markii dib la isugu soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta Chelsea ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta kaddib markii ...

Read More »